Immerse Yourself in
Digital Learning
Complete integration into the future of education. Engage with interactive content, practical exercises, and expert guidance to gain real-world digital expertise.
Top Categories
Learn at your own pace with 24/7 access to recorded video lessons, downloadable resources, and quizzes.
Waxaan bixinaa koorsoyin Live ah ( itus oo itaabsii ah ), casharada waxa lagu qaadanaya hadba ardayda application u sahlan sida Google meeting ama zoom, taasna waxan u sameyneyna in marnaba ardayga usan ka niyad jabin habiga waxbaro ee uu leeyahay. Ardayga sual kasta oo ku saabsan xiisadiisa waa uu waydiin karaa asaga oo xisada kujiro iyo asaga oo macalinka la soo xariiraayo. Casharada waxa la qaadan doona isbuucii 3 maalin. Inta kale waa shaqo adiga aad soo qabaneyso oo lagaa saxaayo.
Contact us : +252610559556
Website-ka waxa kugu diyaarsan koorsoyin waqti la soo galiyay hadii ay ahaan lahayd diyaarinta casharada, edit, iyo dhamaan wax waliba oo koorsada la xiriiray. Hadaba website koorsoyinka aad ka qaadaneyso adiga ayaa is maamulayo wixi cilad ahna macalinka kula xalinayo, lakin dadaalka waa xagaada. Koorsada waxay kuu furnaaneysaa mudo 1 sano ah Kadib way kaa xirmeysa. Waqtiga aad haysato waa in aad uga faaideysato waayo biri waxad sameyn lahayd maanta same.
Contact us : +252610559556
Kooroyinka lagu qaato telegram waxa lagu tala galay dadka aan wax ka baran Karin website oo ku wareeray qaabka uu ushaqeynaayo, website, live, telegram dhaman casharada lagu qaadanayo wa isku mid lakin waxa kala duwan waqtiga iyo sida loo qaadanayo kaliya. Dhamaan wixi caawinaad aad ubaahato waad helaysaa, waxan xili waliba diyaar unahay in aad noqoto arday xirfadleh ah.
Contact us : +252610559556
