Cajab Academy
Ku soo dhawaw Qeybtena E-Waxbarasho oo aad ka helayso qeybaha kala duwan Ee Waxbarashada, Waxadna wax kabaran karta adiga oo gurigada ama Goobtada shaqada joogo.
Waxaanu bixinaa koorsoyin kala duwan sida: Courses iyo Diploma.
Waxayna ku baxaan hababkaan kala duwan :-
Courses
Recorded
Live
Courses
Damaanad Qaad
Hadii aynu nahay cajab Academy waxan ku damana qadeyna ardaydii qaata koorsoyinkena in uu helaayo:-
1– Caawinaad joogta hadii uu korsada dhameyo xitaa.
2– in aanu ka soo saareyno koorsadii uu qaatay mid ku shaqeysan kara oo dhinac waliba ka dhameystiran.
3– Hadii ay naga banan yihiin fursado in uu nagala shaqeysanayo.
Shahaado
Marwaliba oo aad dhameyso koorso waxad heli doonta cadeynteeda taasina waxa kuu suragalinayo dadaalkada.
Waqtigaan la joogo xirfada aan cadeyn wadan cid aqbaleyso malahan
Baro xirfad oo hormari Waxqabadkaada