Diploma in Graphic & Video Design Masterclass

Categories: Diploma Programs
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Diploma in Graphic & Video Design Masterclass

Ma rabtaa inaad noqoto naqshadeeye dhammaystiran oo yaqaanna samaynta sawirada iyo muuqaallada heerka caalami? Diploma-dan ma ahan kaliya barashada software-ka, ee waa barnaamij shaqo-ku-talogal ah oo aad ku baran doonto 4-ta barnaamij ee ugu caansan dunida: Photoshop, Illustrator, Premiere Pro, iyo After Effects.

Waxaad ka soo bilaabi doontaa eber (Zero) ilaa aad ka gaarto heer aad mashaariic waaweyn u fuliso shirkadaha iyo ganacsiyada.
casharada waxay ka kooban yihiin 161 Lessons and More

Maxaad ku baran doontaa Diploma-dan?

  1. Adobe Illustrator: The Art of Vector
  • Samaynta Logos xirfad leh oo aan dhismihiisu isbeddelin.
  • Naqshadaynta agabka xafiisyada (Business Cards, ID Cards, Letterheads).
  • Samaynta boorar xayeysiis oo waaweyn (Roll-up Banners & Wedding Boards).
  1. Adobe Photoshop: Creative Image Mastery
  • Habaynta iyo qurxinta sawirada (Advanced Photo Editing).
  • Samaynta xayeysiisyada baraha bulshada (Social Media Posts).
  • Isku-darka sawirada (Photo Manipulation) si aad u abuurto farshaxan cusub.
  1. Adobe Premiere Pro: Cinematic Video Editing
  • Jar-jarista iyo isku-xirka muuqaallada (Storytelling).
  • Habaynta codka iyo saamaynta maqal (Audio Editing).
  • Color Grading: Sida muuqaalka looga dhigo mid tayo sare leh (Cinematic).
  1. Adobe After Effects: Motion Magic
  • Samaynta Motion Graphics iyo Animation-ka.
  • Logos-ka dhaq-dhaqaaqa leh (Logo Animation).
  • Saamaynta gaarka ah (Visual Effects) ee muuqaallada lagu qurxiyo.

Maxaa u gaar ah koorsadan?

  • Project-Based Learning: Ma baranaysid teori, cashar walba waxaad ku samaynaysaa mashruuc dhab ah.
  • Portfolio Ready: Markaad dhammayso, waxaad haysan doontaa ugu yaraan 10 mashaariic oo aad shaqo ku raadsan karto.
  • Skill for Freelancing: Waxaad baranaysaa xirfado aad lacag kaga samayn karto gurigaaga adigoo u shaqaynaya macaamiil caalami ah.
  • Certificate included: Waxaad helaysaa shahaado caddaynaysa aqoontaada.

Yaa loogu talagalay?

  • Qof kasta oo raba inuu bilaabo shaqo dhanka hal-abuurka ah (Creative Career).
  • Ganacsatada raba inay iyagu u samaystaan xayeysiisyada shirkaddooda.
  • Ardayda barata media-ga iyo isgaarsiinta.

Ku soo biir hadda, oo u beddel hal-abuurkaaga xirfad aad lacag kaga samayso!

Show More

Course Content

Introduction

  • Course Overview

Adobe Photoshop Masterclass

Adobe Illustrator Masterclass

Adobe Premiere Pro Masterclass

Adobe After Effect Masterclass

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Shopping Cart