Teaching Online

Categories: Training Courses
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadan waxay kaa dabooleysa baahiya badan oo aad u qabtid in aad ku shaqeysatir habka online ka ah siiba dadka jecel in ay bulshada waxbaran.
Koorsadan waxan ku soo koonay wax waliba oo aad uga baahnaan lahayd wana koorso lagu hubo tayadeeda in aad kuguleysaneyso hadad ku dabaqdo sida aad rabto.

Waxad ku baraneysaa koorsada:
1. Side page loo sameysto,
2. magac loga badalo,
3. xaysiis logu xirto page,
4. whatsapp iyo page la isigu xiro
5. Google meeting loo isticmalo
6. Shaashada computer loo duubo.
iyo inkalo ka badan
……Koorsada waxay ku baxaysa afkaga hooyo.

Course Content

Chapter One: Sidee Page loo sameystaa?

  • Side Page Magaca loga badalaa
    05:16
  • Side Qof kale admin looga dhigaa
    04:24
  • Sidee lagu ogaada qofka Admin-ka ah
    02:34
  • Side Qofkale Editor looga dhigaa Page ka
    03:05
  • Side xaysiis loo Saaraa Post ama Video
    09:06
  • Side Kaarka logu xirtaa page-ka
    03:14
  • Side Post ga loogu xirtaa Whatsapp link
    04:14

Chapter Two :Sidee Google meeting Xiisad logu bixiyaa?

Chapter Three : Sidee Shaashada Computer loo duuba

Take your certificate

For each course you have taken you will receive a Certificate which proves that you have taken that course.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Shopping Cart