Cajab Academy

BARO XIRFAD OO HORMARI WAX QABADKAADA

Koorsooyinka aan bixino waxay ku baxaan
Saddex Qeybood oo kal ah:-

Shuruucda loga bahan yahay ardayga Cusub

Ardayga qadanaya koorsoyinka aan bixino :-
1. Waa in uu yahay arday u diyaarsan wax isbarid naftisa.
2. Waa in uu iska diwan galiya koorsada uu baran rabo oo uu bixiya qimaha koorsada.
3. markad bixiso qimaha koorda waa in aad la xirirta lambarka xarunta si lagaaga hubiyo wixi aad bixisay oo koorsada laguugu fasaxo.
4. Waa in aad soo buuxisa wax kasta oo la xirira koorsada aad baraneyso marki lagu fasaxo.
5. Hadii cilad ku qabsata waa in aad la xiriirta xarunta.

Waxad isku diwan galin karta in aad la xirirto lambarkada xarunta sidokalana aad dalbato koorsada aad dooneyso.
la xiriir lambarka xarunta ee Whatsappka https://wa.me/+252610559556

Waxanu utaganahay in aan ku barno Xirfad noolashada oo dhan ku anfaceyso sidokalana aan ku siino SHAHAADO.

Our Courses

Waxaan kuu diyaarinay Casharo laga soo shaqeyay macalimiin qibrad ulehna ay kuu soo diyaariyen si aad wax uga faa'ido.

Damaanad Qaad

Hadii aynu nahay cajab Academy waxan ku damana qadeyna ardaydii qaata koorsoyinkena in uu helaayo:-
1– Caawinaad joogta hadii uu korsada dhameyo xitaa.
2– in aanu ka soo saareyno koorsadii uu qaatay mid ku shaqeysan kara oo dhinac waliba ka dhameystiran.
3– Hadii ay naga banan yihiin fursado in uu nagala shaqeysanayo.

Shahaado

Marwaliba oo aad dhameyso koorso waxad heli doonta cadeynteeda taasina waxa kuu suragalinayo dadaalkada.
Waqtigaan la joogo xirfada aan cadeyn wadan cid aqbaleyso malahan
Baro xirfad oo hormari Waxqabadkaada

Shopping Cart