30 Dhacdo iyo 3 Cashar
$2
1. In uu qofku cid kasta oo uu yahay iyo si kasta oo uu aqoon
iyo karti uu u leeyahay uu u baahanyahay cid garab iyo
gaashaan u noqota, oo Nebi Muxammad isaga oo Nebi Alle
soo diray ah ayuu haddana aadame ahaa, oo uu dareemayey
dhibka, lana qaybsanayey ciddi ugu dhawayd oo ahaa
adeerkii iyo xaaskiisa.
Pages 74








Reviews
There are no reviews yet.