Maareynta Waqtiga

$3

waxaa hadda kuu diyaar buuggii ee “MAAREEYNTA WAQTIGA” oo loogu talagalay inuu bulshada oo dhan ka caawiyo maaraynta waqtiga ee dunida casriga ah. Buuggu wuxuu leeyahay cover (jaldi) VIP ah oo aad u bilic badan, cutubyo qoto dheer, shuruucda maareynta waqtiga (Pomodoro, Eisenhower Matrix, Pareto 80/20, iyo Qawaaniinta Parkinsons), xeeladaha farsamada (digital tools), iyo hababka lagula dagaallamo dib-u-dhigista (Procrastination).

Category:
somdn_product_page

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Maareynta Waqtiga”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart