imika akhriso, si aad u aragto waxa kuu macquulka ah!
“ Waxaan imika sii marayaa maalintii 79aad ee Joogteyn iyo ku cel-
Celinba aan akhrinayo Buuggan, tan iyo markii aan bilaabayna, hal
Maalin ima dhaafin oo aan Maalaa yacni ku bixiyo, Daacaddii, Waa
markeygii ugu horeysay ee aan dejisto yool aan joogteeyo Maalinwaliba
, Buugga Mucjisada Aroortii waxaa uu si dhab ah u
Beddelay nolosheyda.” —Melanie Deppen, Entrepreneur
(Selinsgrove, PA)
READ ME
……………………………………
………………………………..