10 ka Fure Ee Guusha
$2
Sida aad Naftada ku hormarin karto
“1. Mar kasta oo camal aad u fiican aad qabato oo faa’iido kuu soo hooynaya naftaada abaal mari adiga oo u iibinaya shay fiican.
2. Asbuucii hal mar isku day inaad samayso arin naftaada u khaasa sida adiga oo dalxiis meel u tagaya. Ama hotel aad u fiican u casho doonanaya, ama ciyaar aad jidhkaaga ku dhisto samaynaya.”
197 pages








Reviews
There are no reviews yet.