48 Sharci Ee Awooda

$2

 

48-DA SHARCI EE AWOODA

Haka ficnaan macalinkaga / hogamiyahaaga /
qofka kaa sareya .ka dhig mid dareema kalsooni
,hana soo bandhigin awoodahaga si una ka kaa
sareeya u dareemin awood la,aan kadibna uu
bilaabin inu kula xifaaltamo.
2. Saxibada inbadan haku kalsoonan. Baro sida loo
isticmaalo cadawgaga ,saxibada way ku qiyaami
karaan laakin cadawgaga isticmaal .
3. Qari daremahaga .badana ka daremahaga kuwa
aan la aqoonsan karin oo ay adagtay in la fahmo.
4. Badana hadalkagu yaanu badan . hadalkagu
yaanu ka badan intii loo baahna .inta badan uu
hadalkagu yaryahy waa inta badan aad awood
yeelanayso.
5. Dadku waxay kaa aminsanyihiin micno malaha.
waxa aad naftada ka aaminsantay ayaa ah waxa
macnaha samaynaya kaana dhigaya mid guulaysta.

Pages: 17

Category:

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “48 Sharci Ee Awooda”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart